Calanka Qaramada Midoobay

Calanka Qaramada Midoobay (Af Ingiriis : Flag of the United Nations; Af Carabi : ar‎) waxaa la sameeyay Diisambar 7, 1946, waana calanka iyo astaanta Qaramada Midoobay kaasi oo ka samaysan sumad qariirada aduunka oo leh midab cad (macno ahaan u taagan nabad) iyo cirdhow.

Qaramada Midoobay
Nooc 2:3 ama 3:5[1]
Bilaabay isticmaalka Diisamber 7, 1946
Naqshad Sumada QM cadaan ah (sumadu waa khariirada aduunka oo labk caleen dhinacyada laga dhigay) iyo midab cirdhow ah xaga dhambe.
Qofka naqshadeyay Donal McLaughlin (sumada oo kali ah)
Calanka Qaramada Midoobay ka lulmaya Xarunta Bulshada ee San Faransiisko, Kalifornia
Calankii ugu horeeyay ee QM april 1945.
Calanka Qadarinta Qaramada Midoobay la isticmaali jirey 1943–1948


Nashqada wax ka badal

Sumada calanka Qaramada Midoobay sidan ayaa loo sharaxay:

Khariirada aduunka oo xudun u tahay Cidhifka Waqooyi, dhexda ka marayaan layman siman oo qeybiya dhowr koox, . . . Baladhka khariiradu waxay fidsan tagay ilaa 60 degree dhigta koonfureed, waxaana ku dhex jira shan goobo oo isku wareegsan.[2]

Qoraalo La Xidhiidha wax ka badal

Ku saabsan Qaramada Midoobay wax ka badal

Linkiyo Kale wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:


Tixraac wax ka badal

  1. or using the same proportions of the national flag of whatever country it is flown in, with the emblem being centred and one half of the hoist.
  2. Official Seal and Emblem of the United Nations, Report of the Secretary-General, 15 October 1946UN General Assembly A/107, Official Seal and Emblem of the United Nations, 15 October 1946