Calanka SSC- khaatumo waxaa lagu dhawaaqay bishii March 24 sanadkii 2012 waxaana samaysay aqoonyahanad Roda Hassan calankan waxaa iskaleh shacabka degaanada SSC-khaatumo waxaana u shahiiday kumanaan dhalinyaro u badan hadii aad u baahantahay faahfaahin kale halkan riix

calankii khaatumo

Waxa uu calanka Khaatumo ka koobanyahay midabka buluug ah, iyo saddexagal cad faras uu saaranyahay darwiish taas oo ka tarjumaysa halgankii daraawshiishta taasoo ku suntanyihiin dad yooga reer ssc khaatumo