Cal Miskaad sidoo kale loo yaqaan Buuraleyda Cal Miskaad, waa silsilad buuraley ah oo ka tirsan silsilada buuraha Golis. Waxaa ku yaala Buurta Baxaya oo ah buurta saddexaad ee ugu dheer dalka Soomaaliya, iyo buuraha Habeeno, Marmar, buurta buur-badeed, Fadhisame iyo meelo kale.

External Links wax ka badal

Tixraac wax ka badal