Cadowuul waa tuulo hoos tagta degmada Cadale ee gobolka shabellada dhexe. Cadowuul waa tuulo jirtay tan iyo 1920 waxeynah udhaxeysaah Tuuloyinka kala ah Koogaar iyo garasweyneh.