Dagmada Cadakibir waxey ka tir san tahay gobolka Galgaduud, waxey 70km dhanka bari kaga beegan tahay dagmada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb. Cadakibir waxaa labineeyay 1980. 1985 waxaa laga qoday ceel biyoodkii ee ugu horeeyay.

Cadakibir waxey ka tirsantahay maamulka galmudug. Cadakibir waa magaalo ciid gaduudan kuna wanaagsan dhul beereedka; waxyaabaha lagu beero waqtiga xili roobaadka waxaa ka mid ah: qare iyo digir. Magaaladu waxay leedahay school hoose dhexe iyo isbitaal MCH ah iyo garoomada kubada cagta, waxeyna leedahay koox cubada cagta ah oo ka qeyb gasha tartanka ciyaaraha ee dagmooyinka maamulka galmudug.

Tuulooyinka hoostaga dagmada Cadakibir waxaa ka mid ah :

1. Ardo

2. Qaayib

3. Baaladheer

4. Ciinle

5. Cadawilif

6. Abooray

7. Gubata dheer

8. Quraar

9. Qaayib

10. Meygaag-duub

12. Laan mareer

13. Magyoolay

14. Shillan-weyne

15. sadax barin

16. dhagaxdheer

17. maygaag-gudle

18. maraayo

19. laan-caduuray

20. shuuriye jigo

MAAMULKA DEGMADA

1. Daahir ugaas daa'uud,(MADAALE) gudoomiye.

2. Cabdikariin axmed dhagataag (waabarA) G/xigeen.

  1. 𝚜𝚑𝚒𝚔𝚑 𝚊𝚋𝚍𝚒 𝚔𝚊𝚛𝚒𝚗 𝚌𝚊𝚋𝚍𝚞𝚕𝚊𝚑𝚒(𝚛𝚊𝚊𝚍𝚢𝚊𝚛𝚎)
  2. 𝚜𝚑𝚒𝚔𝚑 𝚜𝚊𝚌𝚒𝚍 𝚊𝚡𝚖𝚎𝚍 𝚖𝚊𝚡𝚊𝚖𝚎𝚍
  3. 𝚜𝚑𝚒𝚔𝚑 𝚗𝚞𝚛 𝚜𝚑𝚒𝚔𝚑 𝚊𝚋𝚍𝚒
  4. 𝚜𝚑𝚒𝚔𝚑 𝚊𝚕𝚒 𝚊𝚡𝚖𝚑𝚊𝚕𝚍𝚑𝚊𝚊
  5. 𝚘𝚍𝚘𝚢𝚊𝚊𝚜𝚑𝚊 𝚍𝚑𝚊𝚚𝚊𝚗𝚔𝚊
  6. 𝚐𝚎𝚕𝚕𝚎 𝚊𝚡𝚖𝚎𝚍 𝚚𝚘𝚛𝚊𝚢𝚊𝚛𝚎𝚎𝚢
  7. 𝚜𝚊𝚕𝚊𝚍 𝚊𝚋𝚍𝚒 𝚍𝚑𝚊𝚐𝚊𝚝𝚊𝚊𝚐 3 𝚌𝚒𝚕𝚖𝚒 𝚊𝚍𝚊𝚗 𝚐𝚊𝚌𝚊𝚗𝚊𝚢
  8. 𝚖𝚊𝚡𝚊𝚖𝚞𝚍 𝚍𝚒𝚛𝚒𝚢𝚎 𝚊𝚡𝚖𝚎𝚍
  9. 𝚡𝚊𝚜𝚊𝚗 𝚐𝚞𝚞𝚛𝚎 𝚌𝚒𝚛𝚒𝚋𝚊𝚢
  10. 𝚊𝚡𝚖𝚎𝚍 𝚆𝙴𝙷𝙴𝙻𝙸𝚈𝚎 𝚐𝚊𝚊𝚜𝚑𝚊𝚊𝚗
  11. Cali Maxamed Shuuriye badal
  12. Nuur Salaad Abtidoon
  13. Waxaa

    idiin diyaariyey qoraalkaan MAXAMUUD CALI CABDI (FIIDHACYO)

𝚍𝚊𝚑𝚒𝚛 𝚞𝚐𝚊𝚊𝚜 (𝚖𝚊𝚍𝚊𝚊𝚕𝚎) waxaa Sidoo Kale Diyaariyay Aqoon Yahan En-Abdinur Shiekh Ali Salad