Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam

Cabdisalam Bashiir Cabdisalam (Af Soomaali : Cabdisalaam Bashiir Cabdisalaam, Af Carabi : ar‎) waa siyaasi Soomaali sweedhish ah. Waa duqa haatan ee Magaalada Boosaaso oo ah Magaalada saddexaad ee Soomaaliya ugu weyn, Xarunta Ganacsiga iyo saqaafada Puntland, Soomaaliya. 6dii Sebteembar 2018 ayaa golaha deegaanku si wada jira ugu doorteen Abdisalaam duqa xiga muddo 5 sano ah. [1][2]. Ka hor Cabdisalaam wuxuu ahaa Duqa Degmada Waaciye ee Gobolka Bari, Puntland, Soomaaliya.

Cabdisalaam Bashiir Cabdi Salaam
عبدالسلام بشير عبدالسلام

Duqa Magaalada Boosaaso
Ka qabtay xil
Sebteembar 06, 2018 – Talada Haya

Macluumaad gaar ah

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive". Halbeeg. Waxaa laga kaydiyay the original August 16, 2018. Soo qaatay September 6, 2018.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. https://en.halbeeg.com/2018/09/06/abdisalam-bashir-elected-as-bossaso-mayor/