Cabdi Indhadeero

(Waxaa laga soo toosiyay Cabdi cawed cali (indhadeero))


Cabdi Indhadeero waa aasaasihi iyo mulki lihi shirkada DEERO GROUP oo kamida kuwa ugu hantida badan somalida oo uu ganacsigedu gaadhi guud ahan somaliland ilaa ethiopia gobolada puntland, Shirkada hantideeda waxa lagu qiyaasay marki ay warbixino ka diyarisay shirkad ajanib ahi tijaarta dalka han Ti gaadhasa 761million, oo dollar Shirakadu waxa kalo ay leedahay dhismayaal waweyn oo ku kala yaa hargeisa burco berbera wajaale borame Iyo Gebilay , sidoo kale wa shirkadaha geeya ganacsiga ugu weyn dalka ethiopia

Cabdi Indhadeero
عبد عوض علي

Macluumaad gaar ah

Geeriyoodey Luuliyo 2006 ( 1999–2000 jir)
burco, somaliland
Is guursadeen (1) hawa Ali mire
(2)
(3) Hawa Ai
Diinta Sunni Islam

Dhowaan ayad soo galin doona taarikhda marxuumka lkn hadad hayso wax maclulamd ah waad ku dari kartaa