Caadley:

Caadley waa magaalo ku taalo gobolka shabeelada dhexe, waxeyna u dhexeysaa mahadaay iyo miirtaqwo Caadley waxey aheyd afarta tuulo ee doyga ku taalo. caadley waxey aheyd tuuladii ugu horeysay afarta tuulo caadley dadka ku nool waxey caan ku yihiin xoolaha iyo beera shada wibiga caadley wibiga shabeele waxow

u jiraa qiyaastii 30 km caadley waxey caan ku tahay bulsho fur furan walal ka bedel waxii qalad ah ku dar wixii aan hilmaamay waad mahad san tihiin