Buuryo ama maqaarka buuryada (ingiriis; foreskin) waa laab ah maqaarka ku yaala fiinka guska. Muslimiinta iyo yahuudka ma leh sababta oo ah nidaamka gudniin.

Wiil iyo buuryo la gudin