Buurtinle

buurtinle waa magaalo soomaliyeed oo kutaal gobalka nugaal gaar ahaan dhanka koonfureed waxay ujirtaa garoowe ilaa 110 km waxaa deris kala ah bari deegaanka jalam oo ah deegaan hoos yimaada kan ugu wayn laguna yaqaan caano badan iyo xoolo waxaa koonfur ka xiga deegaanka faratooyo waxaa galbeed kaxiga deegaanada balidacar iyo godobyar oo ku dhaw dhulka soomliyeed ee la haysto waxaa qoraxkasoo bax kaga beegan malaasle iyo gosal iyo guud ahaan dhulka caduunka loo yaqaano.

DAGMADA BURTINLE WAXAY UDHAXAY LABADA GOBOL EE KAL AH NUGAL OO AY KA TIRSAN THYE IYO MUDUG OO AY DARIS DHAW LA TAHGAY INTA BADANA DADKEENU WAA REER MUDUG IN KASTA OO AY DEGAAN AHAAN AY KA TIRSAN THYE NUGAAL DAGMADA BURTINLE WAXAA DAGAN QABAAILAAD FARO BDN KUWAAS OO COUNCILKA DAGMADA LAGA WADA DHEX ARKO LAKIN MAJORITY AMA DADKA UGU BADANI WAA CUMAR MAXAMUUD KUWAS OO LEH GUDOOMIYAHA DAGMADA

Dagmada burtinle waxay magaca dagmanimo qaadatay 1984 markaas oo uu wadanka ka talinayayay jaalle maxamed siyaad barre iyo xukuumadiisii kacaanka ahayd in kasta oo ay maamulo kala duwan soo mareen dagmada hada waxaa gudoomiye ka ah khadar c/risaaq axmed calas

BY Mohamed Abdi