Buundada Karluv (Karluv Most) - buundada dulmarta wabiga Vltava ee Prague (520 m), Jamhuuriyadda Jek. Waxa ku wareegsan far Cibraaniga ah oo dahaaran oo ay ku jiraan Tetragrammaton, afar xaraf oo Cibraani ah. Kuwanu waxay u taagan yihiin magaca Ilaahay ah, Yehowah, oo ku dhawaad 7,000 jeer ka soo muuqda Kitaabka Quduuska ah.

wax ka badal