Burjiko waa wax cutada lagu karsado.Burjikada waxee ka midtahay Shay dhaqameedka soomaalida.waxaa lagu sameeyaa magaalada Ceelbuur. Burjikada dhuxul aa korka looga shubaa hoosta neh woo ka duleelyahay.