Borussia Dortmund
Borussia Dortmund waa koox-banooni oo kuyaalo magaalada Dortmund ee dalka Jarmalka
![]() | |
Magaca oo dhameestiran | Naadiga Kubadacagta Dortimuundi |
---|---|
Magac kooban | NKD |
La aasaasay | 19 Deseember 1909; 112 Sano Kahor |
Garoon | Signal Iduna Barki |
Borussia Dortmund wahey ka mid tahay kooxaha ugu waa weyn ee Jarmalka xulkiisa ee Bundesliga. Borussia Dortmund wahey ku ciyartaa garoonka loo yaqaan Signal iduna park µwaxaa kala oo looyaqaana koreenkeedda Borrusia park Kooxda Borussia Dortmund waxaa u ciyaara laacibiin waa weyn oo ka mid ah Thorgan Hazard, Marco Reus,Jadon Sancho iyo kuwa badan oo kale. Tawabaraha Borussia Dortmund magaciisu waa Lucian Favrel Borussia Dortmund waxay ay qaaday kobab badan oo ka mid ah Bundesliga 8x mar DFP-Pokal 3x mar UEFA Champions League 1x mar Super Cup oo 5x mar one cup winners oo 1x mar Intercontinental cup winner 1x
Borussia Dortmund waxaa ay caan ku tahay tageradeeda badan iyo aktemiageeda oo xidigs badan dhigteen oo meel sare kubadda ka gareen.
Eeg walibaEdit
- []