Beycatu ridwaan waxaa loo yaqaanaa balan ay saxaabada la galeen nabiga scw sanadkii 6aad ee hijiriga ka dib markii laga hor istaagay Nebiga iyo saxaabada inay gutaan xajka.