Elizabeth Ruth Grable (Diseembar 18, 1916 – Luuliyo 2, 1973) waxay ahayd atariisho Mareykan ah, gabar pin-up ah, qoob-ka-cayaar, moodel, iyo heesaa. 42-filim ee ay samaysay 1930-meeyadii iyo 1940-meeyadii waxay soo xareeyeen in ka badan $100 milyan; 10 sano oo xiriir ah (1942-1951). Waaxda Maaliyadda ee Mareykanka 1946 iyo 1947 waxay ku dartay inay tahay haweeneyda ugu mushaarka badan Mareykanka; waxay kasbatay in ka badan $3 milyan intii ay ku jirtay shaqadeeda ($22 milyan doolar 2021).[1]

Betty Grable
Ku dhashayElizabeth Ruth Grable
(1916-12-18)Diseembar 18, 1916
St. Louis, Missouri
DhimashoLuuliyo 2, 1973(1973-07-02) (da'da 56jir)
Santa Monica, Kalifornia
NaaneesFrances Dean
ShaqadaAtariisho
Sanadaha Shaqada1929–1973
Xaasaska
Ilmaha2

Dhaxalka wax ka badal

Intii ay ku jirtay shaqadeeda, Grable waxay ahayd calaamad galmo.  Boodhadhkeeda suunka maydhashada ayaa ka dhigay inantii lambarka-1aad gabar pin-up ee dagaalkii labaad ee aduunka, oo dhaaftay Rita Hayworth. Waxaa markii dambe lagu daray mashruuca Life "100 sawir oo bedelay adduunka".

Tix wax ka badal

  1. . July 3, 1973 https://news.google.com/newspapers?nid=1955&dat=19730703&id=IgUrAAAAIBAJ&pg=6135,1892564. Soo qaatay 22 April 2018.  Maqan ama ebar |title= (caawin)