Bengaluru ama Bangalore (ku dhawaaqida Ingiriisiga: ˈbæŋɡəlɔər, bæŋɡəˈlɔər) (Kannada: ಬೆಂಗಳೂರು) waa magaalo madaxda gobolka Karnataka ee Hindiya. Waxay caan ku tahay warshadaha teknoolojiyada macluumaadka sidaas darteed waxaa loogu yeeraa Dooxada Silikoon ee Hindiya. Maanta oo ah magaalo weyn oo sii kordheysa, Bengaluru waxay leedahay qaar badan oo ka mid ah kulliyadaha iyo machadyada cilmi-baarista ee aadka loo aqoonsan yahay ee Hindiya.

Vidhana Soudha

Mashaariicda kale wax ka badal

  WikiMashruuc Juqraafiga
Boggan waa qayb WikiMashruuc Juqraafiga.