BeledXawo waa magaalo dhacda Waqooyiga Gobolka Gedo ee wadanka Soomaaliya. Magaalada waxaa laf dhabar u ganacsiga Koonfurta & Bartamaha Soomaaliya waan Goob kulmiso Ganacsato kakala Timid Soomaaliya Kenya & Ethopia Taas oo kor Uqaaday Hormarka ganacsi ee Magaalada kana yeeshay Goob loo soo beec geeyo Badeecooyin kala duwan Xadaarad Ahaan waa magaalo kulmisatay Dhaqamo Luuqada & Xadaarada Kala Duwan taas oo ilbaxnimadeeda Ka dhigtay Mid Cirka isku Shareertay ayna Dheertahay Magaalooyin Badan oo Taariikh ahaan kafac weynaa.

BeledXawo

BuuloXawo
Magaalo
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Wadan Somalia
GobolGedo
DegmoBeledXawo
Dowlada
 • Duqa magaaladaAhmed Mohamed Yusuf
Tirada dadka
 • Dhammaan73,000 est.
Aag saacadeedUTC+3 (East Africa Time)

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Xigasho wax ka badal

Tixraac wax ka badal