Beesha shanaaad 31 barlmaaka 

Bantu (ama Jareer), qolada tiro yar ee ugu weyn: waxay ka kooban yihiin dad ka yimid dad wanaagsan jiray ahaan jiray oo la soo qaaday ama soo baxsaday, iyo beero falato dhulka loogu yimid; waxay inta ugu badan ahaayeen beero falato iyo farsamo yaqaan ku nool qaybaha beeraha ee webiyada u dhexeeya ee ku yaalla konfurta Soomaaliya, iyagoo qaar goor dambe u guureen ama u carareen meelo kale oo Soomaaliya ka mid ah. • Beelaha farsmomaalka ah, oo taariikh ahaan loo yaqaannay Midgaan (ama caadi ahaan waqtiga xaadirka ah loo yaqaanno Gabooye, Madhibaan iyo Muuse Deriyo, oo hore u ahaan jiray ugaarsato iyo dad ka shaqeeya saanta iyagoo hawlo kaloo dhaqameed iyo farasameed u qaban jiray qolooyinka tiro badan); Tumaal (biro sanceeye); iyo Yibro (takhasus u leh dhaqanka). Waxay ku kala baahsan yihiin Soomaaliya (Soomaaliland iyo Buntland), Itoobiya iyo Jabuuti. • Banaadiri: beelo ganacsato ah baayacmushtar ku dhisan oo ka yimid dhulka Carabta iyagoo inta ugu badan ku nool magaalooyinka xeebaha konfurta Soomaaliya – Muqdisho, Marka iyo Baraawe. • Beelaha Xerta ah ama wadaada ah ee tirade yar, Qolooyinka diimeed ee tiro yar: waxaa kuwaas ka mid ah tiro yar oo Soomaali Kiristan ah, iyo weliba qolooyin tiro yar oo ka mid ah diinta Islaamka – Ashraf iyo lelkase