Beesha reer maxamed Maxad case

Beelaha Reer Maxamed waxa ay ka koobantahay todoba jilib waxana ay deegaan ahaan deganyihiin dooxada Dibirawayn,degmada Baki,Xooray,Carawayne, Afcas, Xamarta,Cali xaydh,Bus,Bacado,Buurta Siimoodi, Xamarta,Dur-Dur cad,kalabaydh, Hadh-wanaag,Sambabka cas,deegaanka degmada Borama ee Xarunta gobolka Awdal iyo dalka Djibouti Beesha Reer Maxamed waxa ay ka tirsantahay Beelaha Habar Muuse waxaana ay guud ahaan hoostegtaa Beelaha Maxad Case Makadoor Siciid Daauud Gadabuursi.

Waan qabiilka ugu badan Beelaha maxamed case,Reer Maxamed waa dadka ilbax ahaan ugu horeeya dadka Soomaalida taasi waxa kuu cadaynaysa: Marka la jooga qurbaha ama dalka dibadiisa in xifiisyada iyo meelaha shaqooyinka muhiimka ahi ka socdaan dadka kaliya ee aad ku arkaysaa ay yihiin dad ka soo jeeda Beesha Reer Maxamed, markaas taasi waxa ay ku tusinaysaa inay yihiin dad leh xadaarad iyo ilbaxnimo soo jireen ah.

Reer maxamed waa dad lagu yaqaano geesinimo iyo raganimo sido kale waa dad xadaariyiina

Beesha Reer Maxamed waa Beelaha hogaanka siyaasadeed maamul majaraha u haya dawladaha Soomaalida.Beesha Reer Maxamed ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Reer Maxamed waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia iyo Djibouti. Beesha Reer Maxamed waxay caan ku tahay nabada iyo horumarka. Tan iyo ilaa heshiisyadii lagu dhisay maamulka Soomaaliland ayay beeshu martigelin, taageero, dhexdhexaadin iyo tusaalayn ku wadan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi. Waxaa intaas dheer oo beesha Reer Maxamed lagu yaqaanaa horumarinta iyo dhiirigelinta waxbarashada, caafimaadka, aqoonta iyo cilmiga.

Waxa kale oo ay beeshu leedahay cuqaal iyo odayo dhaqameed caan ah oo laga yaqaano inta Somalidu ay degto.

1. Suldaanka Guud ee beelaha reer Maxamed waaa suldaan sheekh Ibraahim Cabdi Riiraash.

2. Cheif Caaqil Cali Cilmi

3. Suldaan Xaaji Daahir Awcilmi

4. Barkhad Cumar Xaaji Khayre.

5.Jiif caaqil Barkhad cilmi xirsi Xaaji lacagdoon

6.Caaqil Cali Bile Suldaan

7.Caaqil Faarax Geedi Cali

8.Caaqil Cabdi Axmed Dhidar

9.Maxamed Cabdi Gaafane

10.Nuur Maxamuud

11.Cilmi Xirsi Xaaji lacagdoon

12.C/risaq Adan Ahmed

14 caqil yaasiin nuur waabari

XAGA SIYAASADA:

Reer Maxamed waxa ka dhashay siyaasiyiin badan waxana kamid ahaa:

1.Ex cali xaamud jibriil

2.Ex Axmed xaaji daahir aw cilmi

3.kornayl Mako jaamac (Ordaaye) xuseen

4.Ahmed Adan Ahmed Buuhane (current minster of Planning Somaliland).