Beesha Rikhaaye waa naanaysta qabiilka Ugaadhyahan Siyaad hoos yimaaada ee loo yaqaano Naleeye Axmed. Rikhaaye (ama Naleeye Axmed) waa qeybta ugu weyn ee Ugaadhyahan ah, oo waliba badh gaadheysa.