Beerta Rays Waxay ku taalaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobolka Bari Puntland, Soomaaliya. Waa goob nasniino oo laga heli karo adeegyo kala duwan, cuntooyin, hoolalka Shirarka iyo aroosyada iyo deegaan qurux badan oo indhaha u wanaagsan.

Beerta rays
Rays garden
Beerta Rays.
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
Meesha ku taalo
Wadanka Somalia
MeeshaBoosaaso
Macluumaad kale
La furay2017
Gacanta ku hayaWasaaradda Duurjoogta, Dalxiiska iyo Isbeddelka Cimilada
Muga2,400 Square kilometre

Sanadkii 2017 ayaa si rasmi ah Beerta Rays waxaa Xariga Si wada jir ah uga jaray Xurmadle Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin Iyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Rays waxay ka mid tahay meelaha ugu quruxda badan ee loo Nasashada tago Magaaalada Boosaaso. Inta badan waxay beertu marti gelisaa Shirarka waaweyn, kulamada aqoon is-weydaarsiga (Seminars), bandhigyada, iyo munaasabadaha aroosyada, meherka, dhalashada iyo kuwa la midka ah.

Cuntooyinka wax ka badal

Waxaad ka heleysaa cunooyin nadiif ah, oo tayo wanaagsan leh, cabitaano diyaarsan kulayl iyo qaboow, Waxaadna heleysaa goobo si khaas ah (special) aad ugu cuntayn karto.

Jirdhiska (GYM) Iyo Garoomada wax ka badal

Waxaa heli kartaa xarunta jir dhiska oo casri qalab casri ah yaalo. Garoomo lagu ciyaaro kubadda cagta, orodada iyo ciyaaraha jimicsiga.

Guuf ahaan waxaa laga heli karaa Beerta jewi degan oo cidkasta nasniino gelinaya.

Tixraac wax ka badal

[1]

  1. https://www.daljir.com › ugaas-xasa... Web results Ugaas Xasan Ugaas Yaasiin oo Madaxweyne Farmaajo qado-sharaf u ...