Beerta Nabadda
Beerta Nabadda[1] waa beer ku taal Muqdisho, Soomaaliya.[2]
Beerta Nabadda | |
---|---|
Location | Muqdisho, Soomaaliya |
Dulmar
wax ka badalBeerta Nabadda ayaa dadka inta badan soo jiidata xilliyada ciid al-fitr iyo ciid al-adxaa, oo u badan qoysas iyo caruur. Waxay leedahay garoon ay ku ciyaaraan carruurta iyo sidoo kale meelo cunto.[2]
Maanta, Beerta Nabadda oo ay weheliso Beerta Banaadir, waa mid ka mid ah jardiinooyinka ugu caansan Soomaaliya.
Tix
wax ka badal- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2021-01-18. Soo qaatay 2021-11-12. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ 2.0 2.1 "Mogadishu’s Peace Garden attracts hundreds of families every weekend" Archived Nofeembar 12, 2021 // Wayback Machine.