Barkhad Cali Saalax

Siyaasi iyo Taariikhyahan


Barkhad Cali Saalax (Af Ingiriis : Barkhad Ali Salah, Af Carabi : ar‎) Waa Siyaasi iyo Taariikhyahan Soomaaliyeed, Waxaa loo doortay Duqii u horreeyay ee Degmada Boosaaso.[1] [2]

Barkhad Cali Saalax
برخاد علي صلاح
Barkhad Cali Saalax


Duqii ugu horreeyay ee Degmada Boosaaso
Ka qabtay xil
1959 – 1963

Macluumaad gaar ah

Geeriyoodey 2016 - Boosaaso Soomaaliya

Taariikh wax ka badal

Barkhad wuxuu ku dhashay gobolada Woqooyi Bari Soomaalia, Gaar ahaan Degmada Boosaaso Sanadku markuu ahaa 1938. Jaamacada umadda Soomaaliyeed ayuu ka qaatay shahaado jaamacadeed. Wuxu xilal kala duwan ka qabtay Dowladii dhexe ee Soomaaliya iyo Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed.

  1. https://www.daljir.com/taariikhyahan-barkhad-cali-saalax-oo-boosaaso-ku-geeriyoodey/
  2. https://www.sanaag.so/2015/07/31/siyaasi-barkhad-cali-saalax-oo-ka-waramaya-aasaskii-puntland-iyo-marxaladihii-ay-soo-martay/[dead link]