Bariga Dhow

Bariga Dhow (ingiriis: Near East) waa erey bixin ay adeegsadaan culumada dhulka iyo juqraafiga markay ka hadlayaan jasiirada turkiga oo ah wadanka turkiga.