Barfasoor waa magac loo yaqaan Macalinka wax ka dhiga Jaamacad kaas oo ku taqasusay cilmi uun, waana darajada ugu sareysa ee heer jaamacadeed, ereygaan asalkiisa waa Laatiin waxaana laga wadaa qof si fiican u yaqaan qeyb cilmiga ka mid ah ama Macalim darajo sare leh. Muddada Macalinka loo tixgalinayo in uu yahay professor waxa weeye 20 ilaa 25 sano in uu Heer jaamacadeed uu wax kadhigayayey