Balidhiig , oo sidoo kale loo yaqaan Balli Dhiig waa magaalo ku taal gobolka Togdheer ee dalka Somaliland , kuna taal xadka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya.[1][2][3][4]

Balidhiig

Balli Dhiig
Magaalo
Balidhiig is located in Somaliland
Balidhiig
Balidhiig
Location of Balidhiig in Somaliland
Balidhiig is located in Ethiopia
Balidhiig
Balidhiig
Balidhiig (Ethiopia)
CountryFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaTogdheer
DegmadaBurco
Tirada dadka
(2005)
 • Dhammaan1,100
Aag saacadeedUTC+3 (WBA)
JawigaBWh

Taariikh wax ka badal

Magaalada Balidhiig waxaa lagu yaqaan in ay saldhig u eheed Dhaqdhaqaaqa Qaranka Soomaaliyeed ee SNM inta ay halgan hubaysan kula jireen kaligii taliye Siyaad Barre . Halyeeyo badan oo SNM ah ayaa ka soo jeeda Balidhiig, oo uu ka mid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed . Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxmauud Siilaanyo , ayaa isna ku soo barbaaray magaaladan, hooyadiisna sidoo kale way ku noolayd.

Tirada Dadka wax ka badal

Magaalada Balidhiig waxaa ku nool 30,000 oo qof.[5] Magaalada waxaa degan qabiilka Habr Jelo gaar ahaan Beesha Reer Daahir ee ka tirsan beel weynta Isaaq .[6]

Tixraac wax ka badal

  1. "Nuqul Archive" (PDF). MINISTRY OF NATIONAL PLANNING AND DEVELOPMENT. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 13 Bisha Tobnaad 2020. Soo qaatay 13 October 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  2. register-of-charities.charitycommission.gov.uk https://beta.charitycommission.gov.uk/charity-details/?subid=0&regid=1144883. Soo qaatay 13 October 2020.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". WAAPO. Waxaa laga kaydiyay the original 2021-01-26. Soo qaatay 2021-02-04.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive". www.distancebetweencities.net. Waxaa laga kaydiyay the original 18 Bisha Tobnaad 2021. Soo qaatay 13 October 2020.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  5. "Nuqul Archive" (PDF). UNDP. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 28 Bisha Todobaad 2017. Soo qaatay 21 September 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  6. (PDF) https://www.ecoi.net/en/file/local/1158113/1226_1457606427_easo-somalia-security-feb-2016.pdf.  Barameter aan la aqoon |url-status= ignored (caawin); Maqan ama ebar |title= (caawin)

link dibedda wax ka badal