Baledxawo waxay Dhacdaa Waqooyiga Gedo oo ah

Ahmiyada Baledxawo wax ka badal

Waa Magaalo halboowle iyo laf-dhabar u ah ganacsiga koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Waana Goob kulmiso Ganacsato kakala Timid Soomaaliya Kenya & Ethopia taas oo kor uqaaday hormarka ganacsi ee Magaalada kana yeeshay goob loo soo beec geeyo Badeecooyin kala duwan.

Barigii Barwaaqada & Dowlada ay Jirtay daqliga Baledxawo kasoo xaroodo wuxuu ahaan Jiray 13.5% Isku celcelis Daqliga Guud ee 92-da dagmo ee ay Soomaaliya ka koobantahay uu Soosaaro Sida Ku qoran Sida Ku Qoran manhajkii dhaqaalaha dalka gaar ahaana Somali Ecconomic Gearaphy oo lagu qaato Fasalka 4aad ee Dugsiga Sare ( Form 4 ) oo Tixraac loola laaban karo Cidii Mugdi oga Jiro Taariikhda & Ahmiyada magaalada Xiligii Gumaystaha Waxaa Kuyaalay Saldhigyo ciidan oo uu Gamaystaha ka Samaystay Walow markii danbi Si naf la caari ah uu Xiray Kadib Markii uu ka soo hoysan waayay Dhaqdhaqaayo Gobanimo doon oo Si Madax Banaan Oga Jiray Deegaanka Kadib Taas oo Bulshada Deegaanka ay kudiiday hamigii Gumaystaha ee Ahaa in ay B/xaawo kamid noqoto Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ee uu Gumaystihii Ingiriiska Hadayada u siiyay Dowladii Kenya

irqejtijrqe;otqko;tqet wax ka badal

tqertqektqektmerlymery

ritjqri;yqyqer