Dagmada badhaadhe waa dagamo balaaran oo hoos imaadaan dhowr deegaan badhaadhe waxay ku taalaa koonfurta fog ee somalia gobolka jubada hoose waana dhul hood ah oo dhir badan waa dhulka waagii hore uu kubadnaa xawayaanka maroodiga dhaqaala heeda waxuu ku xiran yahay beeraha , xoolaha nool iyo kallunka waxayna dhanka badda ee xaduuda la leedahay wadanka kenya reer badhaadhe waa dad nabadeed waxaana daga beesha ugu badan daagankaas waa BEESHA ogaaden

Soomaaliya

Deeganada Jubada hoose wax ka badal

kismasyo[1]= Shiikhaal Gaal-jecel Ogaadeen , cawramale, gaaljecel ,Majerteen

Afmadow= Absame/Ogadeen

Badhaadhe =Ogaden(maqaabul)

Goobweyn=Sheekhaal (Loobage)

Geesguud=Sheekhaal (loobage)

Hoosiingow = Majeerteen

Jammaame= Ogaden

Beerxaana= [Gaal-jecel]

Raskaambooni= Ogaden maqaabul

Liboyo-Somaali/Dhoobley =Absame/Ogaadeen, BuuloXaaji =[[cormale ] iyo Ogaaden
Gaaljecel

Xaafadaha kismaayo wax ka badal

Xaafaaha magaada xeebedka kismaayo waxay ka koban yihiin 5 xaafadood oo waa weyn ah

1 calanley _ waxaa dagan majeerteen iyo mareexan

2 guulwade_waxaa dagan mareexaan iyo harti

3 shaqaalaha_waxaa dagan dhulbahante iyo gaaljecel

4 faanoole_ waxaa dagan Ogaden,Rerbicidyaha iyo dhulbahante

5 farjano_waxaa dagan ogaadeen

  1. Somali Coast Protectorate (Xeebta Soomaaliyeed ee Ingiriis)