Mustafa Bülent Ecevit (28 May 1925 - 5 November 2006) wuxuu ahaa siyaasi reer Turki ah, abwaan, qoraa, aqoonyahan, iyo saxafi, wuxuu soo noqday raiisul wasaaraha turkiga afar jeer intii u dhaxeysay 1974 iyo 2002. wuxuu raiisul wasaare ka noqday turkiga 1974, 1977, 1978 –79, iyo 1999–2002.

Bülent Ecevit (2000)