Augusto Pinochet

Augusto Pinochet wuxuu ahaa kaligii taliye reer Chile ah intii u dhaxeesay 1973 ilaa 1990, wuxuu xukuka kula wareegay afgambi dhiig badan ku daatay 11-kii Sebtember 1973 isagoo xilka ka qaaday madaxweynihii sida dimoqraadiga ah loo soo doortay Salvador Allende. Waxaa jira tobanaan hadaysan ahayn boqolaal kun oo dhibanayaal ah ee aan waxba galabsan intii uu socday xukunkiisa naxariis darada ah. Markii uu xukunka la wareegay, wuxuu silciyey bidixleyda, hantiwadaaga, iyo dadka ka soo horjeedo siyaasadiisa, taasoo keentay in la dilo 1,200 ilaa 3,200 oo qof, soo xirida dad badan oo gaaraya 80,000, iyo jirdil tobanaan kun ah. Marka loo eego dowladda Chile, tirada dadka la toogtay iyo kuwa la qasbay waxay ahaayeen 3,095.

Augusto Pinochet
Augusto Pinochet foto oficial.jpg
Sawirka rasmiga ah ee Augusto Pinochet, Template:C..
29aad Madaxweynaha Chile
Xafiiska
17 December 1974 – 11 March 1990
ka horeeyay Salvador Allende
Ku xigay Patricio Aylwin
Xafiiska
11 September 1973 – 11 March 1981
ka horeeyay Position established
Ku xigay José Toribio Merino
Senator-waligii-ee Chile
Xafiiska
11 March 1998 – 4 July 2002
Xafiiska
23 August 1973 – 11 March 1998
Madaxweyne Salvador Allende
Himself
Patricio Aylwin
Eduardo Frei Ruiz-Tagle
ka horeeyay Carlos Prats
Ku xigay Ricardo Izurieta
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Augusto José Ramón Pinochet Ugarte

(1915-11-25)25 Nofeembar 1915
Valparaíso, Chile
Dhintay 10. Diseembar 2006(2006-12-10) (da'da 91jir)
Santiago, Chile
Jinsiyadda Chilean
Xaaska
Lucía Hiriart (g. 1943)
Ciyaalka 5, including Inés Lucía Pinochet
Alma mater Chilean War Academy
Shaqo
  • Military officer
Xirfad Military
Saxiixa
Adeeg ciidan
Daacadnimo Flag of Chile.svg Jili
Laanta/adeega Coat of arms of Chile Chilean Army
Inta sano u adeegaayay 1931–1998
Darajo Insignia of a Captain General of the Chilean Army Captain General
Cutubka
  • "Chacabuco" Regiment
  • "Maipo" Regiment
  • "Carampangue" Regiment
  • "Rancagua" Regiment
  • 1st Army Division
Amarada
  • "Esmeralda" Regiment
  • 2nd Army Division
  • 6th Army Division
  • Santiago Army Garrison
  • Chilean Army
Dagaalada 1973 Chilean coup d'état
Armed resistance in Chile (1973–1990)

Howlgalka Condor waxaa lagu aasaasay amarka nidaamka Pinochet dabayaaqadii Nofeembar 1975, dhalashadiisii 60aad. kaligi talisnimadiisii ​​waxay si rasmi ah u dhammaatay 10-kii Maarso 1990-kii kadib 17 sano oo uu taliska foosha xun waday.