Astaannta Qaranka ee Itoobiya

Astaanta qaranka itoobiya qaabka ee hadda u egtahay waxaa la ansixiyay 1996. waxee ka koobantahay xidig isdhaaf oo leh shan falaaraha iftiinka. Astaanta sidoo kale waxee ka muuqataa calanka itoobiya.

Astaannta Qaranka Itoobiya
Habka
IsticmaalaFederal Democratic Republic of Ethiopia
La ansixiyey1996 (la badalay 16 May 2009)
Naqshadaxidig isdhaaf oo leh shan falaaraha iftiink.