arznjaan (afka turkiga; Erzincan)‏ waa magaalo ku taal tukiga waana magaala madaxda gobolka arzanjaan ee dhaca bariga turkiya, dadka magaalada waxay u badan yihiin turki suni ah, waxaa dega tiro kurdi calwiyiin ah oo badan[1][2],

Arzanjaan
Arag arzanjaan
Arzanjaan is located in Turkey
Arzanjaan
Arzanjaan
Coordinates: 39°44′47″N 39°29′29″E / 39.74639°N 39.49139°E / 39.74639; 39.49139Coordinates: 39°44′47″N 39°29′29″E / 39.74639°N 39.49139°E / 39.74639; 39.49139
WadankaTurkey
ProvinceErzincan
Dowlada
 • Duqa magaaladaBekir Aksun (MHP)
 • Degmo1,622.08 km2 (626.29 sq mi)
Joogga
1,185 m (3,888 ft)
Tirada dadka
(2012)[3]
 • Urban
96,474
 • Degmada
144,545
 • Degmada density89/km2 (230/sq mi)
Websitewww.erzincan.bel.tr

Taariikhda wax ka badal

sooyaalka magaalada waa mid aad u fog waxey ka soo bilaabanee ka 1000 sano ka hor miilaadiga, waxaa soo xukumay dawlado badan, oo ka mid yihiin biriizanda iyo boqtooyada faaris, waqtigii cusmaan bin cafaan ayee muslimiinta furteen, xabiib bin maslama ayaana furtay, hase ahaatee magaalada waxey noqotay goob ay ku hardamaan muslimiinta iyo ruum mudo dheer, dagaalkii mulaadkarad kadib waxey u gacan gashay turkida, waxaana ka taliyay imaarada mankuujiyiinta, sanadkii 1228 suldaan caaludiin keyqubaad ayaa soo afjaray imaarada, waxa oona ku qabsaday magaalada, khawaarzimiyiinta ayuuna ku jabiyay dagaal 1230kii, burburka salaajiqada kadib magaalada waxaa qabsaday banuu aartiin, dawladii quraa qooyloo ayaa sii qabsatay 1410[4]

Cimilada wax ka badal

Xigasho wax ka badal

  1. {{استشهاد بكتاب|الأخير=Türkdoğan|الأول=Orhan|عنوان=Türk toplumunda Zazalar ve Kürtle|ناشر=Timaş|سنة=2008|isbn=9789752637573|مكان=|صفحات=31|لغة=tr
  2. {{استشهاد بكتاب|الأخير=Atabaki|الأول=Touraj|عنوان=Kurdistan in Search of Ethnic Identity|الأخير2=Dorleijn|الأول2=Margreet|ناشر=جامعة أوتريخت|سنة=1991|isbn=|مكان=|صفحات=17
  3. "Population of province/district centers and towns/villages by districts - 2012". Address Based Population Registration System (ABPRS) Database. Turkish Statistical Institute. Retrieved 2013-02-27.
  4. History of Kemah district Archived Maaj 8, 2016 // Wayback MachineTemplate:أيقونة تركية {{Webarchive|url=https://web.archive.org/web/20160308203143/http://kemahtarihi.com/?hbr=197710&syf=18%7Cdate%3D08 مارس 2016