Carab Salaax (Meheri)

Carab Salaax waa beel Soomalieed ee degan gobolo badan oo dalka Soomaliya ka mida

Salaadiinta iyo Nabadoonada Beesha: wax ka badal

  • Suldaan C/qaadir Suldaan Faarax Shabeel
  • Suldaan Cabdulaahi Suldaan xaaji Nuur (Carabduur)
  • Nabadoon Cabdirisaaq Khaliif Maxamed (Galaal)
  • Nabadoon yasin cali farah
  • Nabadoon Sadiiq cali cadceed
  • Nabadoon Muuse Saciid (Muuse Tiribo)
  • Nabadoon Raage Timay
  • Nabadoon Ciise Macalin Daahir
  • Nabadoon Jaamac Cabdi Barre
  • Nabadoon Faarax Cabdalle Mareykaanle
  • Nabadoon Maxamuud Casayr ( Sanwayne)
  • Iyo Nabadoone kale

Siyasiyiin iyo Madax xilal soo qabtay wax ka badal

  • Yusuf Cigaal Gudomiye kuxigenki barlamanka somaliya 1962
  • Xildhibaan Cabdiraxmaan Axmed Xaaji Koodhaa member of parliament of puntland 2009-2011
  • Xildhibaan Mohamed Abdikaafi Mohamed member of parliament of somalia 2017
  • Saaqo Adan Gaas xildhibaanad 2013-2016
  • Xaliimo Maxamed Yusuf (Xaliimo Godane) Member of The Somali Youth League (SYL), xubin ka mida ururkii xornima doonka SYL, 1967 waxay u wareegtay xisbiga Workers' Socialist Party, 1974 ayaa Madaxwayne Maxamed Siyaad Barre gudoonsiiyay abaalmarinta shaqsiyaad wax ku oolka ah.Soomaliyeed ee SYL kana mid ahayd gabdhahii ugu firfircoona ee tariikhda Soomaliya ku xusan.
  • Gen. Abdulaahi Ali Omar (Ina libaax san ka taabte) –former Chief of General Staff of the Somalia Defence Forces Hogaamiyihii hore ee ciidamada Xooga Dalka Soomaliya xiligii uu Madaxwaynaha dalka ka ahaa Cabdulaahi Yuusuf.
  • Gen.Mawliid Xasan Faarax -former Chief of General Staff of the Somalia Marine Forces, Talihii guud ee Cidamada Mariiniska Bada ee dawlada Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Maryam Cabdi Xuseen, Xildhibanadii ugu horaysay ee soomali ah xijaaban oo ka midnoqotay barlamaanka wadanka Norway waxaa la doortay 2019, waxayna ka midtahay xisbiga SV .
  • C/rixmaan Shiinle Axmed xubin ka mid ahayd ururkii xoraynta Soomaliya ee loo yaqaanay SYL.
  • Xuseen Ciid Duqii degmada Galkacayo dawladii Soomaliya bur burkii ka hor.
  • Cali Xareed wasiir hore Wasaarada Caafimaad DFS sidoo kale soo noqday Wasiirka Wasaarada dalxiiska iyo duurjoogta DFS.
  • Said Husein Eid - Former minister of livestock and plants Somalia (2013-2016), Somalia, wasiirkii hore ee Wasaarda Xanaanada xoolaha iyo Daaqa Soomaliya 2013-2016.
  • Ali  Faisal , Former vice minister of finance Somalia (2009–2012), Somalia, Wasiir kuxigeenka hore wasaarada maaliyada Dawlada Soomaliya (2009–2012).
  • Daahir Faarax Dheere duqii hore ee degmada Bossaaso 1980 yadii.
  • Maxamed Xaaji Siciid Duqii Mayarkii ugu horeeyey ee dagmmada Qardho.
  • Faysal Warsame - former Somali Member of Parliament (MP), xildhibaan hore ee Dawlada fedral ka somlia ahaan guddoomiyaha guddiga Arimah bulshada.
  • Sacdiyo Salaad Samanter Somali Xildhibaanad (MP) 2017-2022.
  • Sacid Xuseen ciid wasiirka Beeraha iyo xildhiban 2017-2022
  • Faisal Husein Eid - former minister of health Galmudug State of Somalia  ,wasiirka hore ee Wasaarada Cafimaad ka Dawlada Goboleed ka Galmudug.
  • Xasan Xaashi Warsame - former Ministry of Public Works and Transport  Galmudug State of Somalia and vice mister, minister of Posts and Communications,Wasiir hore Hawlaha Guud Iyo Gadiidka Galmudug , ahna hada Wasiir ku xigeenka Wasaarada Boostada iyo Isgaarsiinta Dawlada Goboleed ka Galmudug
  • Qays Cali Dhurwa - former minister of internal affairs Puntland State of Somalia, Wasiir hore Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dawlada hoose Dawlad Goboleed ka Puntland.
  • Mohamud Isse Haji - Poet, Writer , abwaan, qoraa iyo halabuur Soomaaliyeed, Wasiir ku xigeenki hore ee degaanka iyo dalxiiska Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977.
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu tali ka soo qabtay gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya.
  • Col. Duuliye Saciid Dhafuuje, duuliye ka mida duuliyasha xooga dalka soomaliya .
  • Yusuf Cigaal gudoomiyahii hore ee gobolka Bari xiligii dawladii Soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii saad ka ee Cidamada Dawlada Soomaliya .

Sarakiil

  • Gen. Cabdulaahi Cali Cuamr ( ina libaax san ka taabte) talahii hore ee ciidanka xooga dalka Soomaliya 10, Feb.1977-1991
  • Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaalle) Taliyahii Gaaska xoogta dalka ee xakumay Sool ilaa lawyo cado dawladii Soomaliya sidoo kale ahaa amaan duulahii ciidanka xooga dalka ee fadhigoodu ahaa xuduuda Jabuuti la wadaagto Itoobiya 1977, waxa uu bilad ku qaatay dagaalkii 1977.
  • Gen. Maxamed Cali Mirre waxa uu talis ka soo qabtay gobolada Waqooyi ee dalka Soomaliya.
  • Col. Duuliye Saciid Dhafuuje, duuliye ka mida duuliyasha xooga dalka soomaliya .
  • General Axmed Arab - Former Vice minister of defense Somalia  Wasiir kuxigeenki hore ee Wasaarada Gashaan dhiga Dawlada Fedralka Soomaliya Soomaliya.
  • Col. Cabdulaahi Xuseen Ciid .
  • Col. Cabdikaafi Cumar Nuur
  • Gen. Mawliid Xassan Faarax, talahii hore ee cidanka Mariiniska Dawlada Soomaliya.
  • Col. C/xukum Ganbool, Taliyii hore ee cidamada xooga dalka Soomaliya ee gobolka Mudug.
  • Col. Saciid Cabdi Barre, taliyahii saad ka ee Cidamada Dawlada Soomaliya .
  • Col. C/qaadir Faarax Wayrax
  • Col Maxamed Aadan Aadan Gaas
  • Najib cali Cadceed Lataliyaha Ciidanka xooga dalka Odowaa Yuusuf raage 2019

Hal abuuro iyo Abwaniin wax ka badal

  • Khaame Warsame Gawl , abwaan, gabyaa yo halabuur Soomaaliyeed.
  • Maxamuud Ciise Xaaji, qoraa, abwaan, gabyaa iyo halabuure Soomaliyeed.
  • Dahir Maxamed abwaan, gabyaa iyo hal abuure
  • Faadumo ismaciil Awfaarax waxay ahayd gabadhii number one ka gashay tartankii hal abujrka Soomaaliyeed.

Aqoonyahano iyo Ganacsayaasha wax ka badal

  • Dr. Mohamud (Shaywaal) dhakhtar ugu horayay ee Garoowe oo ku takhasusay cudurada sanka iyo cunaha iyo dawayntooda.
  • Dr. Mahdi Cali Yusuf dhakhtar ku takhasusay kabida lafaha iyo dawayntooda, ahna macalin wax ka dhiga Jaamacaddo badan oo Soomaliya kuyaal, sida Jaamacada Bariga Afrika, Jaamacadda Muqdisho, Machad ka Caafimaad ka soona saaray arday badan oo qaybi hada tahay dhakhatiir.
  • Dr. Saciid Xaashi Warsame aqoonyahan Shirarki Soomalida dawlad loogu samaynayay qayb libaaxle ka qaatay.
  • Faarax cabdi mataan Ganacsadeh dalka Lagayaqanay buburkii kahor Allaha unaxariisto
  • Hussein Jaamac ganacsadeh dalka burburkii kahor
  • Yusuf Hassan Mohamud ganacsadeh weyn dibada iyo dalka Lagayaqaney Allaha unaxariisto
  • Reer Caliboss ganacsatoyaal reer Gaalkacyood ah oo ganacsi lahaa burburkii kahor ilaa iyo imika
  • Engineer Maxamed Xasan Ciid oo ka mid ahaa Engineer xooga korontada Soomaliya qaybta libaax ka qaatay.
  • Engineer Nuux Xasan Faarax, Shaqsi ku xeel dheer engineer ka korontada Soomaliyana wax badan kaga shaqeeyay sidoo kale waxa uu ahaa ganacsade iyo Wasiir hore Dawlad goboleed ka Puntland.
  • Dr. Maxamed Ganbool dhakhtar ka mida dhakhtaradii cafimaadka iyo qaliinka ee ugu cansanaa wadanka Soomaliya kana soo shaqeeyay wadamo badan.

Ciyaaryahano Kubadda Cagta wax ka badal

  • Saciid Ducaale, xidig u dheeli jiray naadiga Horseed Karin waxaa uu u dheeli jiray xilka qaranka Soomaliya, labo jeer ayuu u tarmatay laacibka aduunka.
  • Nuune Baasuuke, laacib xulka kubada cagta Soomaliya.
  • Samiir Axmed Nuur, lacib ahna kabtankii xulka kubada cagta Puntland 2009-2015.

Sidoo kale fiiri wax ka badal

Notes wax ka badal

References wax ka badal

  • Yule, P. (2018). “Toward an identity of the Samad period population (Sultanate of Oman)”. Zeitschrift für Orient-Archäologie 11, 438–86. ISBN 978-3-7861-2829-8.


https://islamic-content.com/person/12578

https://m.marefa.org/%D8%A7%D9%84%D9%85%D9%87%D8%B1%D8%A9_(%D8%B4%D8%B9%D8%A8)