Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya
Aqalka Madaxtooyada Soomaaliya (Af Ingiriis : Villa Somalia, Af carabi: فيلا الصومال) sidoo kale loo yaqaano Villa Soomaaliya, waa dhisme ku yaala magaalada caasimada Muqdisho, magaalo-madaxda wadanka Soomaaliya. Aqalkani waa fadhiga dowlada wadanka iyo xarunta Madaxwaynaha Soomaaliya.[1]
Villa Soomaaliya Aqalka Madaxtooyada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya | |
---|---|
![]() Madaxtooyada waa xarunta Madaxweynaha jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya. | |
Macluumaad guud | |
Magaalada | Muqdisho |
Dalka | Soomaaliya |
Isuduwe | 2°02′27.8″N 45°20′12.4″E / 2.041056°N 45.336778°E |
Dhismaha la bilaabay | 1927 |
Naqshadda iyo dhismaha | |
Injineerka dhismaha | Fontana Maderno |
HordhacEdit
Aqalka Madaxtooyada waa xarunta rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Laga soo bilaabo Xilligii Gumeeysiga Talyaaniga, Waxay xarun unoqtay SYL, Aadan Cabdulle Cusmaan, Maxamed Siyaad Barre ilaa 1991.
Kadib waxay hooy unoqotay Jabhadaha soomaaliya ku loolami jiray oo midba mar la wareega ilaa laga soo gaaro xiliigii ay Dowladda itoobiya gacanteeda soo gashay iyadoo markaas gacan siineeysa Dowladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmed 2007 dii. Filla Soomaaliya waxay ku taalaa Muqdisho Ex Wardhiigleey hada loo yaqaano Wartanabadda.
TaariikhEdit
Dhismaha Fiila Soomaaliya waxaa nashqadeeyay isla markaana dhisay Maamulkii gumaystaha Talyaaniga, kuwaasi oo ugu tallogalay xarunta Badhasaabka. Intas waxaa dheer, dhismaha Fiila Soomaaliya wuxuu ku yaalaa deegaan joogiisu sareeyo taasi oo si fiican loo arki karo Badweynta Hindiya, Dekeda Muqdisho iyo Gagada diyaaradaha Aaden Cade.[2]
Guud ahaan, dhismaha Fiila Soomaaliya waxaa ku soo noolaa dhamaan Madaxweyneyaashii Soomaaliya wakhtigii ay xilka hayeen.[3]
Maanta waxaa ku nool isla markaana ay u tahay xafiiska shaqo maxamed cabdullahi maxamed farmaajo .[4]
Sidoo kale fiiriEdit
Macluumaad kaleEdit
TixraacEdit
- ↑ 1938 Foto, showing the athletic race track near the newly built Villa Somalia
- ↑ . American Universities Field Staff http://www.google.com/books?id=SlUaAQAAIAAJ. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 8 January 2007 http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Somalia_27/Somalia_president_visits_Mogadishu_after_Ethiopian_6960_printer.shtml. Soo qaatay 24 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 7 September 2013 http://warsheekh.com/articles/20442/Somalia-President-HE-Hassan-Sheikh-Mohamud-hosted-dinner-at-Villa-Somalia-Images. Soo qaatay 24 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)
wax ka ogow tariikhda bixiaankii talyaaniga
- inuu kabaxo dalka gumeestihii talyaaniga waxaa sabab u ahaa qoys layiraahdo biimaal kadib marki talyaaniga laga dile nin kadibna bixitaankooda ay shuruud uga dhigeen
- ilaa ninkii dile laga keeno nin reer baadiyo ah oo kasoo jeedo beesha biimaal aya wuxuu yiri aniga iigeya oo dhaha ninkii waakana ha idilaano hadeybo soomaaliya ay kabaxayan
- sidii ayaa loogu geeye talyaaniga ninkii rer miyig aha weyna toogteen talyaanigana wadankii wuu isaga bexe