Alisha Boe
Alisha Ilhaan Bø (dhashay Maarso 6, 1997), xirfad ahaan loo yaqaan Alisha Boe, waa atariisho fadhigeedu yahay Mareykanka. Waxay caan ku tahay doorka Jessica Davis ee taxanaha Netflix 13 Reasons Why.
Alisha Boe | |
---|---|
Ku dhashay | Alisha Ilhaan Bø[1] Maarso 6, 1997 Oslo, Norway |
Shaqada | Atariisho |
Sanadaha Shaqada | 2008–hada |
Nolol
wax ka badalBoe waxa uu ku dhashay magaalada Oslo ee dalka Norway, waxaana dhalay aabe Soomaali ah iyo hooyo Norwiiji ah (oo ka soo jeeda Trondheim).[2] Iyada iyo hooyadeed waxay u guureen Los Angeles markii Alisha ay jirtay toddoba sano sababtoo ah hooyadeed ayaa dib u guursatay.[3] Boe waxay dhigtey Dugsiga Sare ee El Camino Real.[xigasho u-baahan] Markii ay dhameysatay waxbarashadeeda, waxa ay ku dadaashay xirfadeeda dhanka jiliinka ah, kadibna waxa ay noqotay Aktaradii ugu horeysay ee asal ahaan kasoo jeeda Soomaali ah oo door hormuud ka ah filim Mareykan ah tan iyo Iman.[4]
Tix
wax ka badal- ↑ Alisha Boe fra Oslo er stjerne i ny Netflix-serie
- ↑ https://web.archive.org/web/20170522161140/http://www.nerdprobs.com/movies/exclusive-interview-actress-alisha-boe-talks-ray-donovan-and-casual/. Waxaa laga kaydiyay the original 2017-05-22. Soo qaatay 2017-04-08. Barameter aan la aqoon
|url-status=
ignored (caawin); Maqan ama ebar|title=
(caawin) - ↑ Alisha Boe on Finding Her Identity, and Why She Welcomes the Many 13 Reasons Why Think Pieces
- ↑ Dancus, Adriana Margareta. "Women, vulnerability and depression: The cruel optimism of not giving a damn in Good Girl." Journal of Scandinavian Cinema 6.2 (2016): 137-151