Alifbeetada Kiriiliga (Af-Ingiriisi: Cyrillic alphabet, Af-Ingiriisi IPA: /sɪˈrɪlɪk/) waa alifbeetada Slavik-ga hooyo. Hadda waxa loo isticmaalaa in lagu qoro Ruush, Yukraynian, Belarusian, Rusyn, Bulgaariya, Makedoniya iyo inta badan luqadaha Koonfurta Slavik. Waxaa la sameeyay Boqortooyadii Bulgaariya ee ugu horeysay qarnigii 10aad. Midowgii Soofiyeeti wuxuu sameeyay luqado badan oo aan Slavik ahayn oo ku yaal Kaukasus, Siberiya, Aasiyada Dhexe iyo waqooyiga Ruushka in lagu qoro Kiriil.

А, Б, В, Г, Д, Е, Ё, Ж, З, И, Й, К, Л, М, Н, О, П, Р, С, Т, У, Ф, Х, Ц, Ч, Ш, Щ, Ъ, Ы, Ь, Э, Ю, Я
Alifbeetada Kiriiliga

Tixraacyada wax ka badal