Abuu Muxamad Cizu-Diin Cabdi Caziiz bin Cabdi Salaan Al-Shaafici oo lagu naaneesi jiray "Suldaanka culumada iyo iibiyaha boqorada" (Af-Carabi; سلطان العلماء وبائع الملوك ) wuxuu noolaa 577H\1181-660H\1262, waxa uu ahaa Caalim iyo Garsoore Muslim ah oo si fiican ugu xeeldheeraa Usuulu fiqiga iyo tafsiirka waxa uu gaaray darajada ijtihaadka [1], waxa uuna ahaa qof aa xaqa la gamban in badan ayeena boqorada isku dhaceen.

Taariikhdiisa wax ka badal

Magaciisa oo dhameystiran waa Cabdi Caziiz bin Cabdi Salaan bin Abii Qaasin bin Xasan bin Maxamad bin Muhadab, wuxuu ka soo jeedaa Banuu Suleym oo ka tirsan qabiilada aadka u caansan.

Wuxuu ku dhashay Dimishiq sanadkii 577H ama 578H, Dimishiq waxey ahayd waqtigaas hormuudka aqoonta ayadoona kulmisay culumadii ugu magaca dheerayd casrigaas, dadka ayaana meelo fog fog uga soo doonan jiray cilmiga, laakin shiiqa sida taariikdiisa ka muuqata wuxuu billaabay raadinta cilmiga asigoo da'diisa weyntahay, yaraantiisa iyo duruufaha uu ku soo koray ayeena Kutubta taariikhda xusin waxaase cad in qoyskiisa ay danyar ahaayeen.

wuxuu u jeestay

Cizudiin iyo boqorada wax ka badal

Shiiqyaalkiis iyo xertiis wax ka badal

Kutubtiisa wax ka badal

Xigasho wax ka badal

  1. العز بن عبد السلام، محمد الزحيلي، الطبعة الأولى، 1412هـ-1992م، دار القلم، دمشق، ص39 Archived 2019-12-16 at the Wayback Machine