Shisheeye

qufka jooga dal uusan dhalasho ka heysan
(Waxaa laga soo toosiyay Ajnabi)

shisheeyaha ama Ajnabi (, ) Waa qofka jooga Dal uusan u dhalan, sharci haku joogo ama yuusan ku joogin, dalalka ayaa shisheeyaha u ogolaada inay joogaan wadamadooda iyagoo maslaxo ku haysta, shisheeyaha ayaan xuquuq u lahayn waxyaabo badan sida ka qaybgalka doorashooyinka