Afti Dastuurka Soomaaliya, 1961

Aftida Dastuurka Waxay ka dhacday Soomaaliya 20 Juun 1961 si loogu codeeyo dastuurka cusub ee dalka waxaa soo abuubulay Dhulka Biritishka ee Soomaaliya iyo Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya. Waxayna ku ansixiyeen 90.56% ee codad.[1]

Natiijada wax ka badal

Xulasho Codad %
U codeeyey 1,756,216 90.58
Diiday 183,000 9.44
Halaabay/Codad eber ah 9,132 -
Wadarta 1,948,348 100
Xigasho: Kaydka Doorashooyinka Afrika

Xigasho wax ka badal

  1. Doorashooyinka Soomaaliya Kaydka Doorashooyinka Afrika