African National Congress



African National Congress

  •          


ANC


African National Congress Waa urur kajira wadanka South Africa. Urukaan Waa urur udagaalama xaquuqda xoriyada iyo gumaysi diidka wadanka kajira. Ururkaan oo jirey Nelson Mandela ka hor ayaa Wuxuu aad usoo shaacbaxay markii Mandela ku soo birey. Rag badan iyo dadkalo naftood hurayaal ah ayaa uso halgamay ururkaan. Ururkaan oo wali kajira South Africa ayaa waxaa kamid ahaa madaxda soo martay Mandela iyo Jacob Zuma oo hada talada wadanka haya.










Sido kale fiiri wax ka badal