Afdhere Jama
Afdhere Jama (dhashay 1980) waa qoraa Soomaali-Amerikaan ah oo ku saleysan magaalada San Francisco. Qoraalkiisa waxaa lagu arkaa daabacado ku yaal meelo badan oo aduunk ka mid ah. Wuxuu aasaasay Huriyah (magaaziin), magaaziin ka socda qajacyada Muslimminta ah. Ku dhashay kuna barbaarey Soomaaliya, Jama wuxuu yimid Markeykanka asagoo dhalinyaro ah.
Buugaagta
wax ka badalQoraalkiisa Kale
wax ka badal- Huriyah Magazine [English] Archived Febraayo 26, 2007 // Wayback Machine
- Out in Beirut [Whosoever Magazine]
- Reading Shahnameh in Paris [Iranian.com]
- Soul Mates: The Price of Being Gay in Somalia [Afrol Magazine] Archived Mey 13, 2008 // Wayback Machine
- Living On A Prayer: Muslims & Hiv/AIDS [Positive Nation Magazine] Archived Sebteembar 7, 2008 // Wayback Machine
- Ashnas and Mehboobs: An Afghan Love Story [Trikone Magazine] Archived Sebteembar 27, 2007 // Wayback Machine (PDF file)