Af-Bajuuni waa lahjad u dhow afka Sawaaxiliga.Waxaana ku hadlo dadka bajuuniga ah. Lahjadaan waxaa looga hadlaa Jasiiradaha Jubbada Hoose ee koonfurtaSoomaaliya iyo woqooyiga dalka Kenya.