Abella Danger

Atariisho Mareykan filimada galmada

Abella Danger (waxay dhalatay Nofeembar 19, 1995) waa atariisho Mareykan filimada galmada.[2] Waxay ku dhalatay magaalada Miami ee gobolka Florida.

Abella Danger
Danger 2017
Ku dhashay (1995-11-19) Nofeembar 19, 1995 ( 28jir)[1]
NaaneesBella Danger
Sanadaha Shaqada2014–hada
















Nolosha shaqsiga ah wax ka badal

Bella waxay magaceeda ka xushay Bella, oo macnaheedu yahay qurux Talyaani.

Shaqo wax ka badal

Abella waxay jishay filimkeedii ugu horreeyay ee jinsi ah bishii Luulyo 2014 ee Bang Bros,[3] ka dibna waxay ka guurtay Miami una guurtay Los Angeles, halkaas oo ay ku jilay 8 filim oo kale. Waxaa loo doortay inay noqoto Aktarada ugufiican bisha Twistys.com bishii Luulyo 2016. Waxay heshay casuumaad ay kagaqeyb gasho Bandhigga Madadaalada Dadka Waaweyn ee AVN. Magaceeduna wuxuu ku fiday banaanka warbaahinta qaangaarka ah, sida loogu xusay joornaalada sida Elite Daily[4] iyo Times International Business.[5]

Xiriirinta dibedda wax ka badal

Tixraacyada wax ka badal

  1. Abella Danger. Internet Adult Film Database.
  2. Abella Danger. Internet Adult Film Database.
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-08. Soo qaatay 2021-06-04.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://www.elitedaily.com/dating/sex/adult-film-star-on-set-stories/1826731
  5. https://www.ibtimes.com/how-virtual-reality-bringing-acting-back-porn-industry-2357887