shiikh cabdulxamiid.kashka. waa caalim iyo daaci islaamiya.waxa uu dhashay 10 Maarso 1933.waxa uu dhintay 6 Diseembar 1996.Waxa uu ahaa midkamida kuwa ugu caansan khadiibyada masaajidada caalkamka islaamiga ah, waxa uu leeyahay inkabadan 2000 oo khudbadood

Barashadiisii cilmiga iyo noloshiisii wax ka badal

 
Abdal-Xamiid Kishk

waxa uu ku dhashay magaalada Shabrakheet ee degmada Baxiira ee wadanka Masar.Quraanka waxa uu xafiday isaga oon gaadhi wali toban jir,kadib waxa uu ku biiray machad diineed oo ku yaala magaalada ioskandariya ee wadanka masar.Kadib markii lagaadhay imtixaankii galaaskii labaad ayuu shiikhu si sharafleh waxa uu u helay darjada 100% oo aad macalimiintiisii uga heleen.Kadib waxa uu ku biiray kuliyada usuul Adiin ee jaamacada Ashar.Intii uu kuliyadaa kujiray oo dhan, waxa uu ahaa kaalinta koobaad.waxa uu ahaa mid ardayda wax labarata u sharaxa .darsiga.macalimiintuna way ku jeclaayeen arinkaa.sanadii 1957 waxa loo dooraty in uu kuliyad usoo diyaaryo khudbadaha laakiin waxa uu soo diyaariyay hal khudbo.kadib waxa uu jeclaaday.macalinimad,in uu jaamicad wax kadhigo am bare kanoqdo.kadib markii uu kabaxay kuliyada usuul adiin waxa uu helay shaqada macalinimada,oo heer sare ah.kadib waxa uu noqday khadiib iyo imaam masjidka layidhaahdo.adaxaan oo kuyaala mandaqada sharaabiya ee qaahira.kadib waxa uu uga bedeshay masjidka mutawafa oo isla sharaabiya kuyaala.sanadii.1962.ayuu wuxuu nowday.imaamka,iyo khadiibka.masjidka wayn.ee cayn alxayaa.ee isna qaahira kuyaala.masjidkaas oo uu ka khudbaynayay in ku dhaw labaatan sano.

allaha unaxariistee sheikh abdulhamid kishka waxaa la xiray 1965 wuxuuna xirnaa mudo 2sano iyo bar wuxuuna kuxiranay xabsiyo aad uxun sida xabsiga abu zaciil.qalcah,xabsiga xari halkaan oo loogu geeystay jirdil aad uxun lakaiin asiga wax dhib ah uma arkin dhibaatada eey kula kici jireen cidamada Dawladda massar maxaa yeelay wuxuu xabsiga gudahiisa kula hadli jiray dhamaan muslimiinta kuxiray asiga uga faaideeyn jiray dhanka cilmiyeed waxaana intaas usii dheeraa shekiha asiga cimirigiiisa kudhameeystay imaam masijid sanadkii 1972 sheikha wuxuu bilabay in uu sii xoojiyo in uu khudbadiisa kajeediyo asiga o eey weliyaan kooxa aad utira badan oo dadka ahlu salaatka ahaa sandkii 1976 waxaa dhacay iskudhac udhaxeeyay Dawladda gudaheedo ah kadib hishiiiskii kaandheefid waxaa lagu eedayay Dawladda masar in eey khayaantay uma islamaka ah dhinaca buslheed dhinac musuqmaasuq iyo dhinacya kalabo taas oo keentay in shekha markale uu xabsiga dib loogu celiyay sanadka markuu ahaa 1981 asiga iyo qeyba katirsan siyaasiyiin kale kadib go aankii Dawladda ee sabtember ee caanka ahaa ee uu soo saaray madaxweeyna saaadaat (anwal alsaadaat) kadib weerar kii lagu qaadymadaxweeynihi masar ee waagaas anwar alsaadaat 5september 1981. sanadii 1982 waxaa dib loo soo daayay sheikha allaha unaxariistee kadibne waxaa laga mamnuucay in uusan kulaaban karin masijidkii uu imaamka ka ahaa waxaa kaloo laga mamnuuncay in uu wax khudbada h kajeedin karin meelaha caanka ah sida masajaida iyo barxadaha eey dadka iskugu imaadaan taaas waxeey sababtay sheikh in uu joojio barnamaijadiisi diiniga ahaa maxaa yeelay shiikha waxaa uu dhibaata badan kala kulmay allaha cadaabee dowladii masar ee waagaas ayagoo kula kacay jirdil fara badan asigoo sheikha eey udheereed dhibata indho la aaan ah intaasne waxaan kusoo koobeeyna dhibaatadii xooga laheeyd ee ugeeysteen dowladii masar alsheikh abdulhamid kishka anagoo halkan kusoo koobin karin dhiibaatooyinkii faraha badnaa ee shekiha lagula kacay