Aas aaskii cidanka somalia codad

Taariqda ku saabsan qaran jabkii kadib ciidanka booliska somalia taariiqda cidanka somalia waa mid ad u facweyn oo aan lasookoobikarin awoodiisii,wax qabadkiisii iyo sidii uu uqalabeysnaa xiligii somali ay mid ahayd .balse xilign lajoogo ciidankii soomaaliya wuu bur buray oo waxaa lagu sookoobay tuulo,magalo,maamul gobaledyo iyo meelo kale' somalia waxoo ahaa ciidanka ugu xoogan qaarada afrika, marka lala eego weeninkiisa iyo lacagta ku bixi jirtay iyo qalabka oo siday. ciidanka Soomaaliya waxaa markaas weeninkiisa lagu qiyaasaasi jiray in oo u dhaxeeyay 350,000 ilaa 400,000 oo ciidan oo diyaar ah. Ciidanka soomaaliyasomalia waxee yeelatay ciidan yar oo 20,000 gaareenin, sifiican neh u tabo barneen, qalab fiican iyo dhaqaalo ciidan neh ee heesanin. Ciidanka maanta ka jira dalka soomaaliya, waa kuwo dalkooda difaacaya ayaga oo waxba heesanin, qalab ama gawaarida militariga. Maadaama oo dalka ka jiro dagaalo, mala dhihi karo ciidankeena woo dhisanyahay, ayaga oo waxba heesanin qofna caawinin. waa ciidanka Qaranka Soomaaliya, xaruntooda waxee ku taalaa Gobolka banaadir ee Muqdisho. Waqtigii nabada, booliska soomaaliya waxoo saldhig ku lahaa gobol kasto, waxeena maamuli jireen magaalo kasto oo dalka ku taalo. waqtigii siad barre booliska somalia waxee qalab iyo tabo barro badan ka heli jireen wadamada reer galbeedka. Markii ee dowladii dhexe ee siad barre ee dhacday, oo meesha ka bilaawday dagaaladii sokeeyay, booliska gobolda dalka oo dhan shaqadooda wee joojiyeen. 15sano somalia ma leheen wax xukun ama kala danbeen. Booliska ugu horeeyay ee somalia yeelato waxaa la sameeyay 2005ta. Maanta ciidamada booliska soomaaliya si fiican ee u soo noolaanooyan ayaga oo watto baabuurta booliska iyo dharkooda, laakiin wali kama shaqeeyaan gobolada dalka. Hadaba waxaan kabaran karnaa taariiqda ciidanka somalia sida ay awoodada ahayd iyo sida ay yihiin waxaana la oran karaa wax walba bur burkii somalia ay wax waliba raaceen (Waa Qoristii wariye maxamed diini xasan suldaan)