Aamiin - "Sidaas ha ahaato," ama "Hubaal." Eraygu waxa uu ka yimid erayga Cibraaniga ah ee ʼa·manʹ, oo macnihiisu yahay “aamin iyo aaminnimo”. "Aamiin" ayaa lagu yiri dhaar, duco, ama hadal.