Aalokuyaal
Sawirka Senegalia caraniana (Chiov.) Kyal. & Boatwr.
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
Qaybinta: Streptophyta
Gacalka: Equisetopsida
Dirka: Fabales
Bahka: Fabaceae
Duulka: Senegalia
Noocyada: caraniana
Magaca laba-geesoodka ah
Senegalia caraniana
(Chiov.) Kyal. & Boatwr. (2013)
Meelaha laga heli karo Senegalia caraniana (Chiov.) Kyal. & Boatwr.
Eray la mid ah

Acacia caraniana Chiov. (1929)

Aalokuyaal[1] ama Calakuyaal (Magac Saynis: Senegalia caraniana (Chiov.) Kyal. & Boatwr.) waa dhir oo laga heli karo wooqoyga bariga Soomaaliya iyo meel kale ma looga hubsano.[2] Geed dhuuban uu dhidhir ilaa 7 mitir leh uu yahay. Jilif cawlan iyo cadaan isku qasan wuu qabaa. Qodxo wuu leeyahay.[3].

  1. Barkhadle, Ahmed M.I. Qaamuuska magacyada dhirta soomaaliyeed/Flora of Somalia, Somali Plant Names Dictionary, p.1 https://arcadia.sba.uniroma3.it/bitstream/2307/2053/1/Somali%20plant%20names%20dictionary%20%281%29.pdf [Markay la heley: 06/12/2024]
  2. Plants of the World Online. (2021). Senegalia caraniana (Chiov.) Kyal. & Boatwr. Plants of the World Online Kew Science https://powo.science.kew.org/taxon/urn:lsid:ipni.org:names:77130764-1 [Markay la helay: 6/12/2024]
  3. Thulin, M. Flora of Somalia Volume 1. (1993) https://plants.jstor.org/stable/10.5555/al.ap.flora.flos001988 [Markay la helay: 6/12/2024]