Aabe
(Waxaa laga soo toosiyay Aabo)
Aabe ama Aabo (Af carabi: أب Af Talyaani : padre Af Ingiriis : father) waa waalidka labka ah. Waa odayga ama ninka hooyoda Aabe waxaa la dhahaa ninka dhalay caruur ama ka dhalay hooyada. Aabenimada waxee imaan kartaa oo kaliya markii aad guursatid oo manida shahwotid oo caruur dhashid.Dhaqan ahaan marka laga hadlaayo soomaalida aabaha woo shaqeeyaa, hooyada neh ilmaha ee korisaa, laakiin qarnigaan aa ku jirno hooyada iyo aabahaba wee isla shaqeeyaan.Aabe waxaa lagu noqon karaa da' yar.
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro Fathers. |
.