A Talk

EP saddexaad ee HyunA

A Talk waa EP saddexaad ee HyunA. Waxaa la sii daayay Luuliyo 28, 2014, oo ay soo saartay shirkadda Cube Entertainment oo ay baahisay Universal Music. Albamka jir ahaaneed ayaa la sii daayay maalin kadib July 29. EP wuxuu ka kooban yahay shan heesood.[1]

A Talk
EP by
Wuxuu soo baxayLuuliyo 28, 2014
NoocaK-pop
Dhererka15:54
CalaamadaCube Entertainment Universal Music Group
chronology
Melting
(2012)
A Talk
(2014)
A+
(2015)






Heesaha wax ka badal

No. Cinwaanka Ereyada Muusig Dhererka
1. "A Talk" Hyuna, Seo Jae-woo, Astroz Seo Jae-woo, Astroz 1:26
2. "French Kiss" Brian Lee, Kim Tae-ho, LE Brian Lee, Im Kwang-wook, Seo Jae-woo 3:12
3. "Red" (빨개요; Ppalgaeyo) Seo Jae-woo, BlueSun, Socrates Seo Jae-woo, Kim Tae-ho 3:33
4. "From When and Until When" (iyo Yang Yoseob) (어디부터 어디까지; Eodibuteo Eodikkaji) Hyuna, Im Hyun-sik Im Hyun-sik 3:23
5. "Blacklist" (iyo. LE) Hyuna, LE Seo Jae-woo, Kim Tae-ho 3:32

Tixraacyo wax ka badal

  1. "HyunA Poses Topless to Announce New Single". Billboard.