113 (tiro)
Makaso
Makaso waa tuulo xeebeed dhacda bariga gobolka Jubada Dhexe ee dhinaca badweynta Hindiya isla markaana ah Tuulo yar ay ku noolyihin tiro yar qoysas reer miyi ah.
Deegankan waxa loogu magac daray ceel gacmeedka la yiraahdo Makaso
Makaso waxa degta beesha sheekhaal gaar ahaan jufada Samafale Caagane Lobage.
Kheyraadka
Deegaan xeebeedka Makaso wuxuu Alle ku nimceeystay Kheyraad kala duwan sida •
Kallumeysiga •
Dhul Daaqsimeed xoolaha ay daaqi karaan •
Caro gaduud, Caro cad iyo buuro yar yar xeebta ku teedsan dalxiiskana ku haboon. •
iyo wax soo saarka Cusbada
xeebedka Makaso waxay qiyaasti bari ka xigtaa xaranka 28km
Deegaanku malahan adeegyada bulshada sida :
Korontada
Ceel biyood Riig ah
Iskuulo Waxbarasho
Goobo caafimaad
Suuq